Isdiiwaangelinta

Erayga  "Hemayat" wuxuu asalkiisu ka soo jeedaa luqadaha carabbiga iyo faarsiga, macnihiisuna waa "daryeel" iyo "ilaalin". 

Hemayat waa koox tabarucaad ah oo siyaasad ahaan madax banaan, Hemayat waxaana lagu aasaasay Vienna sandankii 1995 ka xarun ahaan si loo siiyo daryeel daawo iyo mid nafsi ahba dadka ku wax yeeloobay dagaal ama jir dil.

Kaalmadeena caadiyan waa  bilaash, iyadoon loo eegeen qofku inuu ceeymis ku jiro iyo in kale, HEMAYAT waxay u furantahay cid kasto oo oo dalkiisa hooyo ama inta uu soo qaxayeen qataro aad xanuun u leh lasoo kulmay.